Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan
Raga dabada laga maro caruur ma dhali karaan
Su’aasha:
Raga dawada laga maro carur madhali karan.
Jawaabta:
Sida la og yahay raga rag kale u tagayo waa dambi aad u weyn oo daran, Alle ummad oo dhan ayuu ku halaagay dambigaas, markay samaynayeen waa qoom Luud.
Marka ninka falkaas lagu sameeyo waa nin dulli ku dhacay niyad jab ayuu galayaa, dhakhaatiirta qaar waxay sheegaan ninka marka biyaha manida lagu shubo waxay ku abuurayaan jirkiisa bakteeriya oo la falgalayso dhiigga oo hadhow la dagaallamayso manida, way dhici kartaa jirka inay ku abuurto waxyaalo lid ku ah manida oo markaas ninka uu noqdo madhalays.
Teeda kale ninka falkaas lagu samaynayo kacsiga geedkiisa wuu sii yarayaanayaa kacsiga wuxuu ka marayaa gadaal, dareenkiisa raaxada dabada ayuu aadayaa, qofka markuu sidaas noqdo way dhamaatay, xataa waxaa laga yaabaa inuu naagba u tagi waayo asoon nin kale fuulin.
Marka dhibka xagga caafimaadka galmada dabada aad buu u badan yahay lamasoo koobi karo.
Intan waxay khusaysaa su’aashaada.
It is known that men going to other men are a very great and severe sin, Allah has destroyed all nations in that sin, when they were doing it they were the people of Lot.
When the man is done this act is a man who is humiliated and he goes into depression, some doctors say that when the water is poured into the sperm they create bacteria in his body that interacts with the blood and then fights the sperm, it can happen that the body creates anti-sperm products and then the man becomes infertile.
On the other hand, the man who commits this act of raising his tree reduces the erection of his tree and passes through the back, his sense of comfort goes to the tail, when the person becomes so it is over, even he may not go to any woman without another man climbing.
When the problem with sexual health is very much innumerable.
This amount applies to your question.
Cudurka laga qaado galmada gadaal ninka iyo naagtaba