Raaxada galmada sariirta iyo dhulka

Raaxada galmada sariirta iyo dhulka

Su’aasha:

Waxan maqlay raaxada galmada inay kala duwan tahay marka ay tahay sariirta iyo marka istaaga ama dhulka ama fadhiga, sidoo kale waxan maqlay raaxada foorarka ayaa ugu macan laakin dhib ayay u keentaa dumarka fadlan iga jahil bixiya.

Raaxada galmada sariirta iyo dhulka
Raaxada galmada sariirta iyo dhulka

Jawaabta:

Caadi ahaan dareenka raaxada galmada wuxuu u noqonayaa dhaqanka aqoonta ninka iyo naagta.

Qofka nolosha wax buu ka aaminaa marka uu soo qaangaarayo, hadalada uu dadka ka maqlayo oo la xiriira raaxada ninka iyo naagta ama quruxda jirka kaalin weyn ayay ka qaadanayaan dhismaha dareenka ninka ama naagta.

Inta badan dadka waxay ku sheekaystaan nolosha guurka ka dib gabdhaha iyo wiilashaba waxay ku sheekaystaan quruxda iyo raaxada sida ay tahay inta aysan waxaas arkin.

Qofka maskxadiisa markaas ayay qaadanaysaa waxyaalo badan oo la xiriira raxada ama macaanka laga helayo galmada.

Maka guud ahaan lama dhihi karo qaabkan ayaa raaxo badan qofba si buu ka helayaa, nin wuxuu rabaa jiif nin istaag nin fadhi nin foorar, sidoo kale dumarkana way ku kala duwan yihiin qaababka ay ka helaan.

Midda ah galmada foorarka dumarka way dhibtaa taas sax ma aha waa laga yaabaa naagaha qaar inay dhibsadaan laakin waa galmo dabiici ah, in kastoo qofka uu dareemayo luga xanuun marka uu qaloocan yahay ama uu si xun u taagan yahay.

Xadiis ayaa Bukhaari kusoo arooray oo sheegaya galmada foorarka waana kan xadiiska:

 

(كَانَتِ اليَهُودُ تَقُولُ: إذَا جَامعهَا مِن ورَائِهَا جَاءَ الوَلَدُ أحْوَلَ، فَنَزَلَتْ: (نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ))  تخريج

(Yahuuda waxay dhihi jireen hadduu ninka naagtiisa gadaal kasoo maro (asoo farjiga galinaya) ilmaha waxay imaanayaan iyagoo weershe ah, waxaa soo degtay (Naagihiin waa beerihiina saad rabtaan ugu taga))

Laakin guud ahaan foorarsiga wax dhib ah ma laha.

 

Usually, the feeling of sexual pleasure becomes a cultural knowledge of man and woman.

A person believes something in life when he is growing up, the words he hears from people related to the pleasure of man and woman or the beauty of the body play a big role in building the feeling of a man or woman.

Most people talk about life after marriage, both girls and boys talk about beauty and pleasure as it is before they see it.

A person’s mind then absorbs many things related to the pleasure or sweetness of sex.

It cannot be said in general that this way is more comfortable for each person, a man wants to lie down, a man wants to stand, a man wants to sit, a man wants to bend over, and women also differ in the ways they enjoy it.

One is that bending over hurts women, that is not right, some women may find it uncomfortable, but it is natural sex, although a person feels pain in the legs when they are bent over or are standing incorrectly.

Qaabka raaxada raga ugu jecelyihiin

Buuga raaxada guur ama buuga raaxada sariirta pdf waa laga heli karaa netka haddaad raadiso.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More