Raaxada bilowgeeda geedka waa ii kacaa kadib waa iga damaa talo i siiya

Su’aasha:

Waqtiga raaxada marka ugu horeyso guska wuu ii kacaa anoo raaxada wado oo wasmada bilaabin ayuu iga damaa maxa tala ah?

Raaxada bilowgeeda geedka waa ii kacaa kadib waa iga damaa talo i siiya
Raaxada bilowgeeda geedka waa ii kacaa kadib waa iga damaa talo i siiya

Jawaabta:

Ninka caadi ahaan waxaa laga rabaa inuu geedka ka damin marka uu galmada bilaabo, laakin haddii aad isku aragto inuu geedka kaa damayo xiliga galmada ay  socoto waxaa laga yaabaa inaad tahay qof filimada galmada fiirsan jiray ama qof aad u siigaysan jiray ama inaad ka fikirayso naag kale oo niyaddaada ay ka baxayso xaaskaaga.

Arrimahan waa arrimo nafsi ah oo nafta u noqonaya, marka waxaa lagaa rabaa inaad maskaxda ka saarto wax kale oo xaaskaaga kaliya aad ku raaxaysato.

Sidoo kale waxaa lagaa rabaa inaad badsato malabka saafiga ah iyo kalluunka iyo basasha iyo saliid setuunka  aad bay kaaga caawinayaan arrimaha raaxada.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More