Site icon Daruur درور

Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda raga maxaa kordhiya

Quruxda dadka way ku kala duwan yihiin sidey u arkaan, ummad kaste si bay qurux u aragtaa.

laakin waxaa jira miisaan lagu garto quruxda guud ahaan.

quruxda ragga iyo tan dumarkana isku mid ma aha mid kaste hab ayay leedahay.

Quruxda ragga  waxay ka kooban tahay labo dhinac, dhinac waa midda jirka dhinac kalana waa midda macnaha ah, taasoo u noqonaysaa caqliga iyo dabeecadda iyo aqoonta iyo dhaqanka.

Quruxda raga maxaa kordhiya
Quruxda raga maxaa kordhiya

Haddaba ninka siduu ku kordhin karaa quruxdiisa.

Ninka waxaa laga rabaa inuu ahaado qof nadaafad badan oo ku dadaala jirkiisa iyo timihisa, sidoo kale inuu ahaado qof aan aad u buurnayan ama aan aad caato u ahayn.

Marka uu yahay ninka dhexdhexaad waxaa lagu tirin karaa raga quruxda badan.

inkastoo hadda mooda ay soo baxday dumarka waxay sheegaan raga leh sigis baag wax loo yaqaano, sigis baag waxaa laga wadaa raga jirkooda dhisan yahay oom aan lahayn calool.

Teeda kale ninka inuu lahaado sifooyinka wanaagsan sida hadalka macaan oo kale iyo dulqaadka iyo kartida iyo raganimada iyo naxariista, waxaas oo dhan waxay soo galayaa quruxda macnaha ah.

sidoo kale waxaad ku kordhin kartaa quruxdaada inaad noqoto qof aqoon leh.

cilmiga wuxuu u kordhiyaa raga fasaaxad iyo codkarnimo, taasna waxay u tahay raga qurux iyo haybad.

Dumarka quruxdooda inta badan jirka ayay u noqotaa way jirtaa qurux macnaha u noqoto laakin inta badan jirkooda ayaa laga eegaa raga marka ay naagta guursan rabaa quruxda jirka ayay marka hore fiiriyaan, naag dheer naag cad gabar timo dheer gabar buuran inkastoo raga ay ku kala duwan yihiin siday haweenka u arkaan.

dumarkana raga waxay ka eegaan marka hore kartida iyo codkarnimada iyo geesinimada iyo xilkasnimada iyo raganimada, dumarka badankooda ma fiiriyaan jirka nimanka.

way jiraan haween raga eega qaabkooda iyo timahooda iyo dhererkooda laakin aad uma badna kuwaas.

Ereyada raadiska:  Quruxda raga, Raga quruxda badan, Quruxda runta

A man is required to be a hygienic person who takes care of his body and hair, as well as be a person who is not too thick or too thin.

When he is the middle man he can be considered a beautiful man.

Although now it seems that women say that men who have a so-called syringe, men who have a body of bamboo are from men whose bodies are built and have no pain.

On the other hand the man to have good qualities such as sweet words and patience and ability and manhood and compassion, all this comes into literal beauty.

you can also increase your beauty by being knowledgeable.

Science increases men in corruption and loudness, and this is beautiful and majestic for men.

Women’s beauty often becomes physical there is beauty that means but most of the time their bodies are looked at by men when the woman who wants to marry the beauty of the body they look first, a tall white woman white woman long haired girl a fat girl although men differ in how women see it.

And women look at men first from ability and loudness and courage and authority and masculinity, and most women do not look at the body of men.

There are women who look at men in their shape, hair, and height, but not very many of them.

Dumarka maxaa hilib loogu tilmaamaa

الأصل في المحاسن والمطلوب عند العقلاء في كل المواطن إنما هو إصلاح السرائر وتهذيب البواطن لا الظواهر وإنا ضم إصلاح الظاهر إلى ما ذكر طلباً لتحصيل الكمال ودلالة في الأغلب على الاعتدال ويتم الأول بتحسين المقاصد وإصلاح العقائد وقصر القلب على عتبات الحق في ذلك المواقف مستمداً بالمراصد مستعداً للأوامر الالهية وتلقى ما في تلك الصحائف وذلك كما قال محقق المقول ومهذب الفروع والأصول وجامع المراتب الباطنة والظاهرة، وقطب دائرة الكائنات في الدنيا والآخرة.
إن في الجسد مضغة إذا صلحت صلح الجسد كله، وإذا فسدت فسد الجسد كله ألا وهي القلب وصلاحه استعداده لقبول ما يجب فعله وترك ما يجب تركه وذلك متعذر إلا بعد الأخذ بالحظ الأوفر من أمهات الأخلاق، وهي الحكمة والشجاعة والمروءة والعدالة، فإنها لهذا المورد كالاخلاط للمزاج افراطاً واعتدالاً، وخير الأمور سلوك الاعتدال للسلامة من الافراط والتفريط اللاحقين لكل من هذه كالتهور والجبن ولازم مما ذكرنا التخلق بالعفاف والزهد والصدق والورع والتسليم إلى غير ذلك وعد قوم العفة أصلاً بدل المروءة لأنها تندرج في العدالة وبعض المتصوفة جعلى التسليم أصلاً أيضاً، وبالجملة فهذه الخصال الداعية إلى حفظ ما به النظام من النفس والعقل والعرض والمال، فإن المتخلق بها محال أن يقنع منه قتل أو أخذ ما يزيل عقله أو زناً أو تناول غير ما هو له فهذه أصول السياسة ونظام المدنية وموضع بسطها الحكمة بل ملازمة الشريعة المطهرة فقد أغنت عنها فهذه الأخلاق التي لا أجدر من وصف المتخلق بها بالحسن والجمال.
وأما المحاسن الظاهرة اللائق ذكرها بهذا المحل وإليها إشارة المترسمين، وفيها غالب النثر والنظم. فالعبارات عنها كثيرة، والألفاظ فيها غزيرة، قال بعضه الحسن الصريح ما استنطق بالتسبيح أو هو تناسب الخاتمة واعتدال البشرة وصفاء المادة أو مركب من الوضاءة والتناسب والصباحة.
وقيل الحسن بياض اللون وسواد الشعر وكل منهما شطره، والصباحة كالملاحة، والبياض والجمال ما أخذ بالبصر أو هو السمن اشتقاقاً من اسم الشحم.
والصحيح أنه معنى لا يدرك ويختلف باختلاف الأشخاص ودقة الأنظار وصحة التأدي إلى الأفكار وهذا معنى قوله الحسن ما زين الزينة واستحسن دونها وإلى ذلك كله أشرت بقولي:

جميلة الأوصاف لطيفة منظر … مليحة عطف طاب منها المغارس
يدق عن الألباب إدراك حسنها … وجلت فزلت عن علاها المقايس
منعمة لم تلبس الوشي زينة … ولكن أحبت أن تزان الملابس
غرست بلحظي الورد في وجناتها … ومن دمي المسفوك تسقي الغرائس
وجئت لأجني ما غرست فصدني … من الجفن أسياف هناك وحارس

Exit mobile version