Quruxda ma naaso waaweyn kaliyaa?
Quruxda ma naaso waaweyn kaliyaa?
Su’aasha:
Asc sual ayan wataa walal ragga somalida waxay u jecelyihin gabdhaha cayilan ama naasaha iyo bari weyn leh ma quruxda ayey saas u fahmen ileen mar hadu naas weyn yahay laazim waa inuu dhacsan yahay ? aniga wa ihi qof cayilan gabdhaha body shape kooda meel dhexe yahay ayan ahan hadana wiilasha an la shekeystay kuligod waxay jecelyihiin wax waaweeyn sida naaso weyn Oo hilib leh aniga alx naas sacab weyn buuxiyo o an dhacsaneyn Calle isiyey hadana wilashena waxay shekadoda noqotay wax weyn marar ka qaar waxn is dhahaa guurso nin ajnabi ah oo kugu qanci karo intad gursan laheyd mid jirkada ku qanacsaneyn waayo nimanka ajaanibta 80% gabdhahoda barri weyn iyo naaso waweyn ma lahan hadana ragooda way ku qanacsan yihin.

Jawaabta:
Quruxda inta badan qiyaaskeeda wuxuu u noqonayaa dhaqanka dadka, soomaalida iyo carabta iyo umadihii horeba waxay u arkaan quruxda dumarka inay haweeneyda cayilan tahay xoog leedahay.
taasna dad badan ayaa hadda aaminsan, qof kaste qaab ayuu ku qanacsan yahay marka waad heli kartaa qof sidaada ugu jecel oo soomaali ah, teeda kale qof ajnabina waad guursan kartaa hadduu muslin yahay oo waddada saxa ah ku toosan yahay, waxaa uun muhimsan inaad is fahantaan.
Naasaha waaweyn dumarka xanuun ma ku keenaan
Beauty is often in its measure in the culture of the people, Somalis and Arabs and nations already see the beauty of women as a strong woman.
Many people now believe this, everyone is satisfied in a way when you can find someone who loves you the most in Somalia, and you can marry a foreigner if he is a Muslim and is on the right path, it is only important that you understand each other.