Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena

Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena

Su’aasha:

Qoyaanka jaalaha ah oo kasoo baxo cambarka maxaa keeno wuxuuna wataa cuncun daran aadna wuu ur badan yahay wuxuu u eg yahay fuud xawaaji jaale lagu daray fadlan isoo jawaaba

Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena
Qoyaanka jaalaha dumarka ka yimaada maxaa keena

Jawaabta:

Qoyaanka ama dheecaanka jaalaha ah sababo badan ayaa keena:
Waxaa ka mid ah:
Caabuqa afka minka, waa meesha isku xirta siilka iyo ilamagaleenka, efekshan ayaa ku dhaco oo ay bakteeriyada keento marka wuxuu soo daayaa dhacaan booran oo saad sheegtay ah
Waxaa kaloo keena dhacaanka jaaalaha cudurka jabtada midkaas waxaa la socda balbal xiliga kaadida.
Waxaa kaloo keena efekshanka siilka oo feyras ama bakteeriyada ka dhasha, saabuunta qaar way keeni kartaa efekshankaas marka si daran loogu dhaqo farjiga waayo saabuunta kiimika ayay wadataa, efekshankaas wuxuu keenayaa cuncun daran iyo ur qurmuun kaddib cambarka qalayl ayuu ka dhigaa.
Sababo kale way jiraan laakin kuwa aan soo sheegnay ayaa ugu badan.
Daawada waxay ku xiran tahay in la ogaado sababka keenay, guud ahaan biyo qandac iyo cusbo waa lagu nadiifin karaa waxaa laga yaabaa inaad ku fiicnaato.

 

Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo

 

Moisture or yellow discharge causes many causes:
These include:
Infection of the mouth of the uterus, is the area that connects the nipple and the uterus, this infection occurs and is caused by bacteria when it releases a pollen that you said
It is also caused by the occurrence of fracture disease, which is accompanied by a porch during urination.
It is also caused by the vaginal efxion caused by viruses or bacteria, some soaps can cause the infection when it is washed hard in the vagina because it has chemical soap, that efxies itching and smells of it and then it makes the skin dry.
There are other reasons but the ones we have mentioned are the most common.
The medication depends on identifying the cause, generally with boiling water and salt can be cleaned you may be better off.

Riyada galmada

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More