Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo

Su’aasha:

gabar doob ban ahay waxan isku arkay dhacaan iyo qoyaan adag oo cad  oo isjiijidaya igasoo baxayo aad buu u badan yahay waxad mooda sida canaha adkaday oo kale maxaa la dhihi karaa dhacaankaas jiro miya mise waa wax dabici ah.

Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo
Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo

Jawaabta:

Dhacaanka ama qoyaanka dumarka  wuxuu astaan u yahay labo arimood haddusan ur lahayn, kacsi inuu jiro, marka gabadha ay kacsato qoyaan ayaa kasoo baxo badan, dumarka way ku kala duwan yihiin qoyaanka, qaar waa khafiif qaarna waa adag yahay, ama in ay naagta ugxamadeeda diyaar yihiin, haddii ur daran la socdo waa jirro marka waa inay iska daaweysaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More