Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo
Qoyaanka gabdhaha oo cad waxa uu tusiyo
Su’aasha:
gabar doob ban ahay waxan isku arkay dhacaan iyo qoyaan adag oo cad oo isjiijidaya igasoo baxayo aad buu u badan yahay waxad mooda sida canaha adkaday oo kale maxaa la dhihi karaa dhacaankaas jiro miya mise waa wax dabici ah.

Jawaabta:
Dhacaanka ama qoyaanka dumarka wuxuu astaan u yahay labo arimood haddusan ur lahayn, kacsi inuu jiro, marka gabadha ay kacsato qoyaan ayaa kasoo baxo badan, dumarka way ku kala duwan yihiin qoyaanka, qaar waa khafiif qaarna waa adag yahay, ama in ay naagta ugxamadeeda diyaar yihiin, haddii ur daran la socdo waa jirro marka waa inay iska daaweysaa.
Female discharge or moisture is a sign of two things, if it is odorless, that there is an erection.
When a woman is aroused, moisture comes out in large quantities. Women differ in their moisture, some are light and some are thick.
Or that the woman is ready to ovulate. If it is accompanied by a strong odor, it is an illness and she should treat it.