Qofkii riyo ku arko asoo koob qaxwo cabaya

Su’aasha:

Asc riyada cabitaanka qaxwada maxaa agu fasiri karaa qofkii ku riyoodo asoo koob qaxwo cabaya.

Qofkii riyo ku arko asoo koob qaxwo cabaya
Qofkii riyo ku arko asoo koob qaxwo cabaya

Jawaabta:

Riyada cabitaanka qaxwada waxay tilmaamaysaa qofka inuu yeelan doono dad badan oo isaga jecel oo la sheekaysanayo, ama bulsho inuu yeelan doono, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa qaxwada qofka in ay lasoo gudboonaan doonaan arrimo fikir u baahan, qaxwada macaani badan ayay yeelan kartaa waxay ku xiran tahay qof arkay xaalkiisa iyo siduu u arkay riyada.

Guud ahaan ma aha riyo xun waa riyo caadi ah oo wax dhib aan wadan.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More