Qofkii ku riyoodo asoo murugsan oo isleh alam nashrax akhriso

Su’aasha:

Asc wll allaha ku barakeyo waxan ku riyooday anigoo murugsan laab xirnaan ayaan dareemay wax murugo ehne lama seexan sida cadiga markasan dhahay waa inan alamnashrax sadex sadex jeer aqristaa .Jazakaallh.

Qofkii ku riyoodo asoo murugsan oo isleh alam nashrax akhriso
Qofkii ku riyoodo asoo murugsan oo isleh alam nashrax akhriso

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inuu Alle kaa ilaalin doono murugo badan suuradda alam nashrax qofkii riyo ku arko wuxuu ku bishaaraysanayaa qalbi qabooban iyo xasilooni  iyo farxad marka riyada waa khayr, sidoo kale waxaa laga qaadanayaa in lagugu boorrinayo inaad ku dadaasho quraanka kariimka akhriskiisa si qalbigaaga uu u qaboobo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More