Qofkii ka shakiyo soonkiisa inuu buray muddo kadib

Su’aasha:

Mudadi an siigeysan jiray 5 sano kahor anigoo Somalia jooga dowr maalmood OO soon ah ayan kujibiyay 2019 Kenya ayan imid 3malmood ayan qaleyay 2021 waswas aya igu dhacay wana Iska dhadiciyay Soonka waqtigas in 3 days kabadna bal inan Soonki dhan aan siigo kujibiyay shakigaa Dib kayimid kwrn.

Qofkii ka shakiyo soonkiisa inuu buray muddo kadib
Qofkii ka shakiyo soonkiisa inuu buray muddo kadib

Jawaabta:

Haddii soonka aad jabisay waa lagaa rabaa oo dhab ay tahay oo aad hubto, waayo shaki iyo waswaas shaqo kuma laha arinkaas, laakin haddaad u malaynayso inaad siigaysatay adoo sooman oo aadan hubin siigada aad samaysay adoo sooman markaas waxaa la dhihi karaa waa waswaas iyo shaki.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More