Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan

Su’aasha:

Asc maxaa lagu fasira qofki ku riyoodo asoo digaag badan ay so bursanayan meel kastu galo ay laso galayan.

Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan
Qofkii arko asoo dooro badan ayso bursanayaan

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa naago badan inay damc kaa leeyiihiin nagaasna ma aha naago fiican, guud ahaan doorada waxaa lagu fasiraa naag aAn is ilaalinin oo fudfudud oo raga ku dhacdhacda.

Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa in arooskaaga soo dhowaaday oo naago badan aad guursan doonto naagahaasna ay yihiin dumar fudfudud, iska ilaali inaad dumar ku dhacdo ama aad qalad gasho.

 

Gabar haday ku riyooto iyadoo diiq qalayso

 

يشير الحلم إلى أن الكثير من النساء يشتهينك ، وأنهن لسن نساء صالحات.
بشكل عام ، يتم تفسير الدور على أنه امرأة لا تحمي نفسها ومن السهل أن تقع في حبها.

يمكن أن يكون حلمًا أيضًا أن يكون حفل زفافك قريبًا وأنك ستتزوج من العديد من النساء وهؤلاء النساء هن نساء بسيطات.
تجنب الوقوع في حب المرأة أو ارتكاب الأخطاء.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More