Qofka sonkorta qabo ma isticmaali karaa qudaarta
Su’aasha:
Asc bahda daruur waan idiin salaamey waad Ku mahadsantihiin adeegga aad bulshada uheysaan waana Ku faraxsanhy inaan Ka qeyb qaato waxaan rabey hooyadey labo bilood Ka hor waxaa lagu so sheegey cudurka sonkorta markaas kadib ma cunin cunto nafaqo ah marka qudaarta mala siin karaa sida cambaha iyo qaraha iyo ansalaatada waxyaabaha nafaqada ah jirka u wanaagsn Insha Allah jawaab ayaan idinka sugoya.

Jawaabta:
Waxay cuni karaan dadka sokorta qaba furuudka iyo qudaarta oo aan dhibka u keeninin sokortana aan kicinin oona ay ka heli karaan nafaqo, waxaa ka mid ah romaanka iyo babaayga iyo aananaaska iyo afokaadada iyo liinta babmeelmada iyo farowlada (Strawberry).
Sidoo kale tufaaxa iyo ukunta iyo caanaha garoorka iyo digirta iyo shaaha cagaaran iyo cuntada badda sida kaluunka iwm. iyo baamiyaha iyo bocor hidniga iyo karootada iyo bataatiga macaan iyo qajaarka.
Cuntooyinkan oo dhan waxaa laga helaa vitamino kala duwan oo aad ugu fiican guud ahaan caafimaadka jirka sidoo kale qofka cudurka sokorta qaba way u roon yihiin.
Cambaha sokorta ayuu kordhiyaa, sidoo kale qaraha sokorta ayuu kordhinayaa
Midkee nafaqo badan Caanaha Xoolaha iyo qudaarta
They can eat people with diabetes and vegetables that do not cause harm to sugar and do not raise sugar and they can get nutrition, including roma and papaya and lentils and lentils and lemons and strawberries.
Also apples and eggs and garlic milk and beans and green tea and seafood such as fish etc. And the bazoph, and the boar, and the carrot, and the sweet potato, and the cucumber.
All these foods contain different vitamins that are very good for overall physical health and are also good for the person with diabetes.
It increases sugar cane, as well as sugar
Waxtarka basasha halkan ka daawo
يمكنهم للأشخاص المصابين بداء السكري تناول الخضروات التي لا تسبب لهم مشاكل ولا ترفع السكر
ويمكنهم الحصول على التغذية ، بما في ذلك البرتقال والبابايا والقرفة والعدس والليمون والفراولة.
أيضا التفاح والبيض والحليب من الثوم والفاصوليا والشاي الأخضر والمأكولات البحرية مثل الأسماك وغيرها. واليقطين ، والخنزير ، والجزر ، والبطاطا الحلوة ، والخيار.
كل هذه الأطعمة تحتوي على فيتامينات مختلفة جيدة جدا للصحة البدنية العامة وهي أيضا جيدة للشخص المصاب بداء السكري.
المانجو يزيد من السكر ، وكذلك البطيخ