Qofka ku riyoodo in xil loo magacaabay

Su’aasha:

Asc wllo

Waxan ku riiyooday anoo la ii magacaabay xil Gudoomiye degmo waligayna niyadeeyda soma galin inan noqda ama aan xil ka qabta dowladda balse waxan ku riiyooday anoo la ii magacaabay gudoomiye degmo haddana wax shaqo mahayo guriga iska jooga balse shaqo ayan xaraystay waana sugaya in ay aqbalaan.

Qofka ku riyoodo in xil loo magacaabay
Qofka ku riyoodo in xil loo magacaabay

Jawaabta:

Inshaa Allaah riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto waxa aad rabto meel sare aad gaari doonto oo dadka ay kaaga damabyn doonaan.

Jagada waa tilmaan kaliya laakin macanaha fasirka riyada ayay meel weyn ka joogtaa.

Si kaste ha ahaatee waa riyo bishaaro kuu ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More