Qofka isagoo nigis xiran ma weyseysan karaa?

Qofka isagoo nigis xiran ma weyseysan karaa?

Su’aasha:

Asc wll wanku salaamay waxaan ku weydiina qofka isagoo sarwaal daba gaab wata ma weyseysan karaa aniga badanaa sidaa ayaan sameyn jiray lkn daraad dhaweyd baan mid aan sxbo nahay ku muranay marka bal wax iiga sheeg shuruudaha weysada ku ansax noqoto.

Qofka isagoo nigis xiran ma weyseysan karaa?
Qofka isagoo nigis xiran ma weyseysan karaa?

Jawaabta:

Haa waad wayseysan kartaa wax dhib ma ma laha wax saameys weysada ay ku yeelanayso ma jirto, xataa qofka asoo qaawan hadduu weysaysto wax dhib ma laha, dambina ma aha weysadana kuma burto, tusaale ahaan qofka janaabada qabo asoo qaawan ayuu weysaystaa sida axaadiis kusoo aroortay marka wax saameyska ah weysada kuma laha.

Laakin caadi ahaan qofka inta badan markuu weysaysanayo dhar buu xiran yahay, laakin haddii ay duruufta keento asoo qubeysanayo hadduu u baahdo inuu weysaysto waa caadi waa sameyn karaa.

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Yes, you can do something, there is no harm, there is no effect on it, even if the person who is naked does not have any problem, it is not a crime and it does not break the nakedness, for example, the person who has a disability does not have any effect.

However, usually, the person is usually clothed with clothes when they are not, but if they bring the shower, they can do it if they need to bathe.

You might also like
1 Comment
  1. Qofkii saaxiib khaas aan lahayn maxaa la dhihi karaa
    Armaan says

    Cawrada oo la Asturaa salaadda ayay shardi utahay lkn waysada uma aha

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More