Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Su’aasha:

Asc wll markasto oon cibaadada aan badiyo waswaska ayan igubadan tusaale hadi aalada kuqushuc is irahdha ama Qur’aan akhriskisa bidi ama xuska Alle badi Marki aan yareeyo cibaadada waswaska wuiga yaraada
Sababto maxay tahay hadi aan cibaadada kusi dadaalo oon ku adkeysto malaga yaaba inu waswaska igaharo

Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno
Qofka cibaadada badan waswaaska maxaa u keeno

Jawaabta:

Shaki kama taagna shaydaanka inuu aad ula dagaallamo qofka Alle ku xiran oo cibaadada badan sameeya, marka ku dadaal xuska Alle iyo quraan akhriska waxaad ogaan doontaa isla markii in waswaaska kaa hari doono marka aad u xusto Alle, haka caajisin inshaa Allaah natiijada waad heli doontaa.

 

Siigada qofka dhererkiisa ma gaabisaa

There is no doubt that Satan will fight against the person who is devoted to Allah and does a lot of worship, when you strive to remember Allah and read the Koran you will know as soon as you will be distracted by the whispering when you remember Allah, do not be bored in the hope of Allah you will have the result.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More