Qasli qof qabo ma seexan karaa

Qasli qof qabo ma seexan karaa

Su’aasha:

Anigo janaaba qaba ayana seexday riyada kahor biyaha ayana siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba siqaldan kutimaday deembi miya jazakumullahu kheeran.

Janaaba ayan qabay halay biyaha siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba.

Qasli qof qabo ma seexan karaa
Qasli qof qabo ma seexan karaa

Jawaabta:

Qofka janaabada ku dhacdo wuu seexan karaa laakin waxaa fiican inuu qubaysto maxaayeelay waa inaad diyaar u ahaataa salaadda, laakin haddaad seexato adoo janaabo qaba wax dambi ah ma laha.

Marka dad badan waxay u maleeyaan inay xaaraan tahay qasli ama janaabo in lagu seexdo, laakin arrinta sidaa ma aha.

 

Qofka janaabada qaba timaha iyo ciddiyaha ma iska jari karaa

A person who falls into a paradise can sleep, but it is better to bathe because you must be ready for prayer, but if you fall asleep in a paradise, there is no sin.

When many people think it is forbidden to sleep in a mess or a mess, but that is not the case.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More