Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

Sanka maxaa qaliin qurxin loogu sameeyaa.

Sanka wuxuu ka mid yahay xubnaha wejiga ugu muhimsan miisaabka quruxda kaalin weyn ayuu ka qaataa sanka.

Qaliinka qurxinta sanka waa maxay
Qaliinka qurxinta sanka waa maxay

noocyo badan ayuu leeyahay wuuna kala qurux badan yahay nooca dheer oo ah goobo leh iyo midka aan goobada lahayn nooca baiiqsan oo ballaraan isagana noocyo badan ayuu u kala baxaa  weyn mid kastana qaab buu u qurux badan yahay.

Ku qanac sankaaga Ilaahay ku siiyay iska ilaali qalliin inaad ku samayso waxay ka mid tahay sheekada qurxinta sanka waxyaalaha shaydaanka dadka ku waswaasiyo. dad badan ayaa baddala abuurista Alle ma aha inaad badasho.

qaliinka mar ayaa la ogol yahay waa marka ay arrintu tahay jirro oo dhib weyn uu ka jiro sanka laakin qurux kaliya haddii loola jeedo lama oggola.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More