Site icon Daruur درور

Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida

Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida

There is a big difference between the tribe and tribalism

Soomaali ilaa iyo hadda waxay la burbursan tahay qabyaalad.
Qabiil iyo qabyaalad farqi weyn ayaa u dhexeeya, dadka inay kala qabiil ahaadaan waa wax caadi ah, qabiil waligii buu soo jiri jiray, laakin qabyaalad ma aha waxa caadi ah.
Diinta islaamka aad bay ugu soo horjeesatay qabyaaladda Nabiga (SCW) wuxuu ku tilmaamay inay tahay qabyaaladda wax qurun ah.
Soomaaliya inta ay burbursan tahay dadka soomaaliyeed aad bay usii dhexgaleen qabyaaladda qaar ka mid ah diinta ayay ka hormarsiiyeen.

Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida
Qabyaaladda iyo diinta iyo Soomaalida

maanta waxaad arkaysaa qof wadaad ah beeshiisa khalad ku difaacay.
waxaad arkaysaa beelaha qaarkooda inaysan u oggoleen qaar kale inay wanaag ku noolaadaan, maxaa keenay amaandarada ay soomaali ku sugan tahay waa qaabyaalad, qofka ma rabo inuu arko qof aan beeshiisa ahayn inuu wax noqdo aqoonyahan noqdo ama hantio lahaado, dadka soomaaliyeed runtii cudurkan ayaa dib u dhigay, soomaalida way ka horreeyay dawolado badan, maantana waad arkaysaa xaalka soomaaliya meesha uu marayo.
Maxaa diiday in nabad la helo? qofka ma awoodaa inuu kasoo safro xamar isagoo gaari wata inuu ku tago goballada soomaali jawaabta waa la yaqaanaa.
waddamada gaalada ay soomaali qaar ku nool yihiin mar arkeen waxa jira oo amaan ah.
marka waxaad fahmaysaa soomaaliya waxa sidan u galay waa beenta ay ka sheegayaa diinta, waxay iska dhigayaan dad diin leh laakin marka dhabta aad eegto ma aha dad diin leh, waayo diinta islaamka waxa ugu horreeya ay reebayso waa dilka nafta aan waxba galabsan sidoo kale hantida qofka muslinka ah, ma aha diinta salaad keliya in la tugado ama la soomo ama dumarka xijaab inay qaataan, diinta waa in dhamaan la qaato, yuhuudda ayaa sidaas aha diinta waxay ka qaadan jireen waxa iyaga ay rabaan.
Soomaalida halkan waxay kaga eg yihiin yahuud.

Qolada Takfiirta Ee Dadka Gaaleysiisa Shiicada Mey Xisaabsan Yihiin?

You can see that some clans do not allow others to live well, what is the reason for the rule that Somalis are in, it is a pattern, a person does not want to see someone who is not from his community become a scholar or have wealth, the Somali people are really suffering from this disease. put it, Somalia was ahead of many governments, and today you can see the situation in Somalia where it is going. Why not find peace? Is a person able to travel from Hamar with a car to go to Somali regions? The answer is known. In the pagan countries where some Somalis live, they have seen what is safe. When you understand what Somalia has become like, it is the lies they tell about religion, they pretend to be religious people, but when you look at the truth, they are not religious people, because the first thing that Islam forbids is the killing of an innocent person as well as a person’s property. Muslims, it is not religion only to pray or fast or for women to wear hijab, religion should be accepted by all, Jews are like that, they used to take what they want from religion. Somalis here are like Jews.

Exit mobile version