Qaasim Suleymaani oo shirqool lagu dilay

Saaka wuxuu sheegay talfiishanka Ciraaq in diyaarado ay leedahay America ay weerar ku qaadeen gaari uu saarnaa General Qaasmin Sulaymaan oo ahaa hoggaamiyaha qeybta ciidanka feylaq la-qudus ee ay Iran maamusho.

waxaa la socday Abu Mahdi Almuhandis isna ahaa hoggaamiye ku xigeen Alxashd shacbi ciidan loo yaqaano,  wuxuu ku dhintay isla weerarka.

Qaasim Sulaymaani
Qaasim Sulaymaani

Qaasim Sulaymaani oo ahaa hoggaamiye ka qaybgalay dagaallo badan oo ay ka mid yihiin dagaalka Lebanon iyo Israel 2006, sidoo kale dagaallada ka jiray Ciraaq iyo Suuriya.

Qaasim Sulaylmaani waxaa la dilay isagoo kasoo degay garoonka diyaaradaha Baghdaad waxaana soo dhoweynayay hoggaamiye ku xigeenka ciidanla xashdiga.

Iran oo aad ugu xomaatay dilka Sulaymaani si daran ayay ugu goondisay Maraykanka waxayna sheegtay inay u aari doonto dilka Qaasim Sulaymaani.

Xaraka Xasmaas iyo Xaraka jihaad oo u tacsiyaayay Iran waxayna sheegeen Qaasim Sulaymaani inuu ahaa nin aad u taageero labada xarako dhanka hubka iyo lacagtaba guud ahaan shacabka reer Falastiin.

Ilaa iyo hadda lama oga waxa ka dhalan doono dilka Qaasim Sulaymaani.

عندما يخطط الغرب وينفذ!
قال ترامب قبل أيام قليلة على الإيران أن توقف المشاغب والمظاهرات ضد أمريكا في بغداد وأضاف أنه لا يحذر لإيران وإنما هو يهددها تهديدا إن لم تتوقف عن ذلك!
والآن أعلنت السلطات الدفاعية لإيران إستهداف الرجل العسكري الأول في الحرس الثوري قتيلا بعد إصابته بصاروخ إثر خروجه من مطار بغداد وهذه الصفعة العسكرية على الإيران ستجعل المنطقة قابلة لتصفية الحسابات بين الطرفين بعد هدوء نسبي في الآونة الأخيرة!

Mohammed Osman Hamza

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More