Qaabka soo gaabinta ee afka Ingiriiska short forms in English

Afka ingiriiska wuxuu leeyahay  “contractions” short forms labo qaab oo loo adeegsado magaculaallada oo kala ah qaab dhammaystiran iyo qaab gaaban.

Qaabka soo gaabinta ee afka Ingiriiska shorts forms in English
Qaabka soo gaabinta ee afka Ingiriiska shorts forms in English

Markuu raaco magacuyaalka fal caawiye ah ama fal jiritaan tilmaamaya waxaa la adeegsadaa labo qaab mid dhammaystiran oo u badan mararka wax rasmi la qorayo qaabka kale inta badan waxaa loo adeegsadaa marka la hadlayo ama marka wax caadi ah la qorayo.

Qofka raba inuu barto afka ingiriiska waa inuu isku eegaa laba qaab si uu u fahmo qaabka gaaban meesha laga soo gaabiyay, maxaayeelay qaar baa isu eg sida aad ka arki doonto jadwalka:

Qaab dhammaystiran

Qaab gaaban

Firro gaar

I am

 I’m

I will

I’II

I have

I’ve

I had/would

I’d

isku eg

You are

you’re

You have

 you’ve

You will

you’ll

You would/had

you’d

isku eg

He is, he has

 he’s

He will

he’ll

He had/would

he’d

isku eg

She is, she has

she’s

isku eg

She will

she’ll

She had/would

she’d

isku eg

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More