Qaabka raaxada raga ugu jecelyihiin
Qaabka raaxada raga ugu jecelyihiin
Su’aasha:
scw bahda daruur waxan raba inaan ogaado qaabka galmada ama raaxada raga ugu jecelyihiin, nimanka naag marka ay guursadaan ay caruur u dhaho naag kale maxay u raadiyan mala dhihi karaa galmada aya ku yaratay raaxo kale ayuu ninka raadinayaa , ninka muxuu jecel yahay.

Jawaabta:
Dadka guud ahaan isku dookh ma aha qofba nolosha wax buu ka helaa xagga cuntada labiska sidoo kale raaxada, waxay ku xiran tahay ninka kugu soo aado waxa uu daneeyo, niman waxay daneeyaan raaxada gogosha aad bay uga helaan nimanna waxay daneeyaan jacayl iyo hadal macaan iyo caruur inay dhalaan kaliya, marka waxaa fiican taas inay isku fahmaan labada is qaba maxaayelay guurka waa isfahan iyo jacayl.
Marka laga hadlo qeybta kale su’aashaada nimanka naago kale maxay u raadiyaan marka ay ilmo dhalaan?
Taas iyadana sababo badan ayaa keeni kara , waxaa laga yaabaa ninka inuu ku daydo nin kal oo naag labaad qabo wuxuu u arkaa raganimada inay tahay naag labaad inuu guursado, waxaa kaloo dhici karta ninka inuu ilmo badan rabo, waxaa kaloo dhici karta ninka in naagtiisa ay ka mashquushay oo ilmaha ay siiso inta badan waqtigeeda isaga uu is dhahayo naag kale raadi raga sidaas ayay u badan yihiin.
Naagta waxaa laga rabaa markay ilmo dhasho inaysan ninkeeda hilmaamin dumarka soomaaliyeed ceebtaas ayay leeyihiin, naagta marka ay ilmo dhasho waxay iska soo qaadaysaa habar ay u dhamaatay inay dirceeda bololka dhab isku siiso ayay noqonaysaa naag aan ku dadaalin nadaafadda waxay usoo shiiraysaa ari cabreed oo kale naagtii markay gabadha ahayd is qurxin jirtay maba aha, waxaa laga yaabaa markay aroos aadayso inay dhar qurux badan xirato oo barafuun badan isku shubto, laakin marka guriga ay joogto ninkeeda waxayba kasoo qaadaysaa inuu duqoobay xataa haddii wali uu yahay qof baahi u qabo, markaas ayuu isaga bilaabayaa inuu ka fikiro naag kale iyadana marka uusoo guursado isla sidii ay samaynaysaa waxaa laga yaabaa inuu dumar badan guursado. qaabka galmada raga ugu jecelyihiin
qaabka galmada loo sameeyo raaxada guurka qaabka galmada
Waxaa la ogaaday isfahanka lamaana xagga galmada inuu yahay midka ugu muhiimsan xiriirkooda iyo jacaylkooda.
Marka dumarka marka ay guursadaan way ogaan karaan nimankooda waxay ugu jecel yihiin xaga nolosha iyo raaxada iyo cuntada.
Teeda kale qaababka in la kala baddalo xiliga raaxada sariirta wax dhib ma laha waxaa jirta arrin dhacday markii nabiga (SCW) usoo hijrooday Madiina nin muhaajir ah ayaa guursaday naag reer ansaar ah wuxuu ka dalbaday galmada foorarka way diidday maxaayeelay yahuudda Madiina deganaa ayaa aaminsanaa in aysan fiicnayan galmada foorarka xadiiskan ayaa kusoo arooray:
(كَانَتِ اليَهُودُ تَقُولُ: إذَا جَامعهَا مِن ورَائِهَا جَاءَ الوَلَدُ أحْوَلَ، فَنَزَلَتْ: (نِسَاؤُكُمْ حَرْثٌ لَكُمْ فَأْتُوا حَرْثَكُمْ أَنَّى شِئْتُمْ)) رواه البخاري
(Yahuuda waxay dhihi jireen hadduu ninka naagtiisa gadaal kasoo maro (asoo farjiga galinaya) ilmaha waxay imaanayaan iyagoo weershe ah, waxaa soo degtay (Naagihiin waa beerihiina saad rabtaan ugu taga))
Ninkay wuu iga weyn yahay sokorna wuu qabaa ima qanciyo
Galmada ay nimanka ugu jecel yihiin waxay u noqonaysaa dhaqanka iyo aqoonta uu qofka u leeyahay cilmiga galmada iyo raaxada.
When a woman has a baby, she is required not to forget her husband. Somali women have this shame. When a woman has a child, she takes a mother who is finished to give her a real baby. She becomes a woman who does not care about hygiene. She is like a woman who used to decorate herself when she was a girl. It may be that when she is going to a wedding, she wears beautiful clothes and pours a lot of ice cream on herself, but when she is at home, her husband assumes that he is old, even if he is still in need, and he begins to think about another woman and when he marries her, he may marry more women. Male sex style most popular
Sexual orientation for sexual pleasure in sexual intercourse
It has been found that sexual intercourse is the most important part of their relationship and love.
When women marry, they can find out what their husbands like most about life and comfort and food.