Hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah Riyada: Sc sheekh hooyo waxay ku riyootay iyadoo kaadi tagtay biyo sidata meel miyi ah oon suuli lahayn markas waxay aragtay in nin meel u dhaw jooga niayada iska leeyahay ayay tidhi ninkaasi talow muu istinjoonaya isaguna waan kacay anoon iska maydhin. Fasirka: […]
