Riyada adoo qabiil kale sheeganayo maxay tahay

Su’aasha: qofka haduu riyo ku arko asoo qabiilka uu ka dhashay aan ka tirsanayn wuxuu sheeganayaa qabiil kale, marka beesha uu sheeganayo way diidan tahay inuu iyaga ka mid yahay fasirka riyada nocas muxuu noqon karaa. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto ujeedo laawe ah, oo aan dantiisa gaari karin. waxyaalo badan ayaa noloshaada […]
Riyada Culayska xabadka kaa fuulaya

Su’aasha: Mararka qaarkoda waxan ku riyoodaa anoo culays is saaran yahay waxaan rabaa inaan hadlo mana hadli karo neefta ayaa iga xirmayso waxayna u badan tahay riyadaas xiliga salaada subax, sidoo kale waxaan arkaa anoo kaadi daran hayso markaas inta badan maxaa la dhihi karaa fasirka riyadaas Jawaabta: Riyada aad sheegtay waa dhadhab ma aha […]
Riyada Bisada cad oo laabta la galinayo

Su’aasha: Asalam Alaikum walal maxa lagu fasiraa riyada qof ka isagoo joogin magaaladiisa oo safar ah markan galay gurigii aan u socda waxa ku booday bisad cad oo quruxan gurigaas joogtay oo aan laabta gashtay hooyadeey ayaa meesha taagan oo ii dhoola cadeeynaysa. Jawaabta: Riyadan waxay tilmaamaysaa in aad dhali doonto gabar qurux badan baarri […]
Riyada Jirka Meelo dhiig madow leh

Su’aasha: Ascww walal riyadan waxa lagu fasira riyada qof ka ku riyooda isagoo jirka bruises badan uga yaalo ama jirka meelo dhiig madow leh marka Ay wax adag jug ku siiyaan. Marar ka qaar iyadoo riyo aheyn ayan jirkeyga ku arki jiray waliba waxba igu dhicin . Thanks Jawaabta: Riyada waxaa dhici karta inay tahay […]
Riyada khamiis layga qaadanayo muxuu noqon

Riyada khamiis layga qaadanayo muxuu noqon Riyada: Asc wll waan idin salaamay. Waxan ku riyoday anigu saxiibkay qamiis buluug ah iga qadanayo, kadib anaa intaa u tago ka soo qadanayo midkiisa ah iyo kaygaba si aarguudasho oo kale…. maxay ka turjumi kartaa ? Mahadsantihiin Fasirka: Waxaa dhici karta riyadan inay ku fasiranto qofkaas inaad wax […]
The Uncovering of the Kaaba: A Symbol of Vulnerability, Purity, and Divine Proximity

The Revelation of the Kaaba: A Sign of Frailty, Spotlessness, and Divine Closeness The Kaaba, clad in its signature black kiswah (fabric), is an image immediately recognized by over a billion faithful globally. This wrapping, exchanged yearly throughout Hajj, is a deep emblem of respect, honour, and the holiness of the Creator’s dwelling. Yet what […]
Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin

Xanuunka bigrada fircooni iyo suni sidey kala yihiin Su’aasha: gabar ayan ahay oo guur uso dhow waxan ka mid ah gabdhaha sunaha loo guday, dhowr meel ayaan ka akhriyay in bikrada iyo toliinka ay kala duwan yihin oo ay kala xanun badan yihin arintaas maxa ka jira teda kale bikrajabinta imisa haben ayay ka qaadanaysaa […]
