Nin ayaan is guursan rabnaa oo naag la qabo jecel

Nin ayaan is guursan rabnaa oo naag la qabo jecel

Su’aasha: Nin ayaan is guursan rabnaa wuxuu ii sheegay inuu jecel yahay naag kale wuxuu igu yiri naagtaas nin ayaa qaba anigana waan jeclahay marka aan ka xanaaqay wuxuu igu yiri waan kaftamyay marka maxaad igula talin lahydeen ninkas ma la dhihi karaa waa nin daacad ah, marka hadal uu ii sheegayay dhab ayay ka […]

Riyada hilib aan karsanayn maxaa lagu fasiraa

Riyada hilib aan karsanayn maxaa lagu fasiraa

Riyada hilib aan karsanayn maxaa lagu fasiraa Su’aasha: Asalam alikum walal aad ayan idin ku mahadcelinayaa shaqada wanagsan web ka ilaa sanooyin ayan ku xeranahay. Sualasha Riyadan waa maxay fasiraadeeda qof cunaya hilib aan karsanayn ama ceeyrin sidad u taqaan waliba cusbo ku cunaya Oo leh waa macaan. Mahadsanidiin 🙂 Jawaabta: Cunitaanka hilibka ceerinka ma […]

Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta

Riyada iyadoo lagu qubeysanayo biyaha warta

Su’aasha: Asc wllo. Asc wllo waxan ku riiyooday anoo ku qubeysanaya Haro ama Waar biyaha ay fadhiistaan waana ku dabaashay maxay noqon karta marka. Tan kale waxaa ku riiyooday anoo Degmo 10 sano igu dambeysay Booqosha ku tagay niyada igama jirin. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad ka badbaadi doonto dhibka, oo aad hali doonto farxad […]

Riyada guska dhiig ka socdo maxay noqon

Riyada guska dhiig ka socdo maxay noqon

Riyada guska dhiig ka socdo maxay noqon Riyada: waxan ku riyooday mar anoo guska dhiiga iga socdo sida kaadida oo kale aad ban ula yabay riyada fasirka muxuu noqon karaa fadlan jawaab. Fasirka: Qofkii ku riyoodo asoo geedkiisa dhiiga ka daadanayo riyadaas waxay noqon kartaa inuu u tagi doono naag xaaraan ah ama inuu galmo […]

Riyada jaranjarada lagasoo dagayo

Riyada jaranjarada lagasoo dagayo

Su’aasha: asc waxan ku riiyoday abaahey oo dad badan ee ku sugayan bananka qolkiisa asagana uu kaso baxayo gadashooda oo anigana aan jaraanjaro kasoo dagayo oo aan dadki ku leyahay sidan waye sidii loo bahna Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa inaad mari doonto dhibaato aan weynayn marka aad ka bixi doonto dhibaatadaasna waxay la xiriirtaa dad […]

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa

Ninkayga sideen dareenkiisa

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa Su’aasha: Walaal waxan ahay gabar guurka ku cusub waxan qaba su’aal oo la xiriirta gogosha, taso ah ninkayga ma aha raga xiiseeya raxada sariirta, waxan ku arkay inuu didayo anoo u bahan maxaa la dhihi karaa arintas ma jiran yahay, laga yabo bishi hal mar inu sameeyo marka aniga dhib […]

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira

Fasirka riyada eeyga madow guriga ku jira Riyada: asc walal waxan ku riyooday abehey oo eey madow oo weyn daaqada iga soo gelinayo eyga wuxu dhex joga qolka ilmaheyga meshu iska fadhisanaya nama wax yelenayo anigana aan aad uga baqaayo abeheyna uu bananka darjiin ah fadhiyo….. barakalah walal isoo fasir riyadas aad beey ii kurbeeysay. […]