Categories
Caafimaadka Health

Shahwadeyda aad bey u adagtahay way kakan tahay sida ukunta cadkeeda

Su’aasha: Shahwadeyda aad bey u adagtahay waxaana ku dhex jira wax kakan sida ukunta cadkeeda camal eh maxay tahay Marka qaar waxyaabo ayaa ku dhex jira mexeeyihiin. Jawaabta: Manida ragga markay ay ku badan tahay qofka ayay adkaanaysaa, wax dhib ma laha qofka bihiisa adag ama wax ad uu ku jiro, qofka marka uu galmo […]

Categories
Software

How to generate high-quality Articles and Blog Posts

Soon; A person may not have to write an essay on a certain topic, everyone will become writers! All this via the so-called “artificial intelligence”, where you only give it a specific topic; And provide him with general instructions, and he will compose for you in seconds! This service is a vivid example of that, […]

Categories
Caafimaadka Health

Galmada afka cudurka aydhiska ma keentaa

Galmada afka cudurka aydhiska ma keentaa Su’aasha: Waxan rabaa inaan ogaado aydhiska kusoo gudbaa qofka haduu sameeyo galmada afka oo naag aydhis qabto hadii guska ay ka jaqdo sidaas aydhaka makusoo gudbaa. Jawaabta: Aydhiska wuxuu qofka ugusoo gudbaa siyaabo badan waxaa ka mid ah galmada iyo dhacaanka ama dhigga inuu usoo gubo qofka kale galmada […]

Categories
Fatwada

Qasli qof qabo ma seexan karaa

Qasli qof qabo ma seexan karaa Su’aasha: Anigo janaaba qaba ayana seexday riyada kahor biyaha ayana siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba siqaldan kutimaday deembi miya jazakumullahu kheeran. Janaaba ayan qabay halay biyaha siqaldan iga imaday malagu seexan kara janaaba. Jawaabta: Qofka janaabada ku dhacdo wuu seexan karaa laakin waxaa fiican inuu qubaysto maxaayeelay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Riyada geerida saaxiibka maxay noqon

Su’aasha: Asc xalay waxaan kuxiyoday will àan arday ah Oo àan isku school nahay àad uaqano will wanagsana ah Oo geriyooday maxaa lugu fasiri kara. Asc qoral àan sakay soodiray aya jiray maaqano inuu idin sogaray waxa u aha will arday ah Oo àan isku school nahay will wanagsana ah Oo geriyooday maxaa lagu fasiri […]

Categories
Caafimaadka Health

Seego la’aan ma hurdi karo maxaad igula talinaysaan

Su’aasha: Siigada muda ayan waday ila heer ay noolal malmedkeyga kamid noqotay hada dowr bilod kahor ayan bilabay inaan joojiyo lakin isbuucyo marki àan kamaqnado heer waxaan gara àan seexan wayo illa àan sameyo marki àan sameyana qomamo ayan dareema maxa xal ah. Jawaabta: Xalka waa inaad go’aan adag ka gaartaa, haddii aad go’aan ka […]

Categories
Software

Recover and repair old photos using high technology

If you have old photos that are full of scratches and with faded and blurred colors; You can use this service to fix its quality and raise it to the highest possible level! So that you use artificial intelligence techniques to find out the best ways to improve them and then allow you to download […]