Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa Su’aasha: Habeenka laylatu qadarka astaan ma leeyahay oo lagu garan karo mise ma laha. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa habeenka laylatu qadarka in wax kaste la gooyo habeenkaas waxaa la qoraa dadka noolaanaya iyo dadka dhimanaya sidoo kale dadka liibaanaya iyo dadka khasaaraya waa habeen barakaysan, cibaadada habeenkaas waxay […]
