Categories
Fatwada

Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa

Habeenka laylatu qadarka maxaa lagu gartaa Su’aasha: Habeenka laylatu qadarka astaan ma leeyahay oo lagu garan karo mise ma laha. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa habeenka laylatu qadarka in wax kaste la gooyo habeenkaas waxaa la qoraa dadka noolaanaya iyo dadka dhimanaya sidoo kale dadka liibaanaya iyo dadka khasaaraya waa habeen barakaysan, cibaadada habeenkaas waxay […]

Categories
Fatwada

Zakaatu fidriga goormay ku eg tahay dal kale malagu bixin karaa

Su’aasha: Dad badan ayaa joga wadamada yurub oo an heli karin maskiin ama faqkiir ay siiyan sakada fidriga ama daqarsoonka waxa loo yaqaano, qofka hadduu u diro soomaali ma ansaxysaa, teeda kale qofka ma inuu bixiyo miya salaada ciida kahor mise waa bixin karaa salaada kaddib? Jawaabta: Culimada badankooda way oggol yihiin in lagu bixiyo […]

Categories
Fatwada

Lixda wadac ee Shawaal goormee la bilaabi karaa

Lixda wadac ee Shawaal goormee la bilaabi karaa Su’aasha: Asc bah weynta Daruur waan idiin salaamaya intaas ka dib Soonka loo yaqaano wadaca ee isbuuca la soomo marka ramadaanta goormee la soomaa waxaan arkay dad wadaca sooma maalinka koowaad ee ciida maalinta ku xigta marka in maalin ciid ah la soomo diintu maxay ka qabtaa. […]

Categories
Fatwada

Kafaraada dhaarta sidey ku waajibtaa

Kafaraada dhaarta sidey ku waajibtaa Su’aasha: Intabadan soomaalida dharta aad ayay ugu badan tahay waxaan maqlay waxa jirta kafaratul yamiin maxay tahay? Malin ayan will yar Oon abti u ahay iga codsaday telefoonkeyga inan udibo si u ugu ciyaro basle waxaan kuiri wallahi inan mar dambe kuu dibeynin inyar kadib wan unaxay deedna wan udibay […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Geed caday iyo dumar badan ayaan ku riooday

Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Xayaa kumulaah waxaan ku riyooday gaadhi way oo uu kabuuxo geed caday qoyan oo hada lasoo guray oo caleentii qoyan tahay waan u tagay waxuu ii dhiibay xagal dhan kabacdi waxaa kusoo ururay dumar aad u faro badan kabacdi meeshiiba buuq bay noqotay Allah mahadle. Jawaabta: Riayada waxay tilmaamaysaa fidrada iyo […]

Categories
Riyooyinka Dreams

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya

Shinbir ooman ayaan ku riyooday anoo waraabinaya Riyada: Asc waad mahadsantihiin Allah ha idin Sharfo waxaan ku riyooday aniga oo socda wado oo gaadhigayga wata ayaan waxaan arkay diin wadada katalabaya iyo shinbir aan duulikarayn oo beerka ku siqaysa waan istaagay wadada dhexdeedii kabacdi intay xagayga soo eegtay shinbirtii ayay afka kala qaaday waxaan dareemay […]

Categories
Fatwada

Dadka isu galmonayo ayaga oo isladhashay

Su’aasha: asc walaalaha daruur dhaman melwalba aad jogtaan salan kadib waxa raba xukunka dumarka walalahoda oola dhashay sida wiil iyo gaber isku hooyo iyo aabo ama isku aabo ah misana isu galmonaya sida aytahayna waliba ku an daconeso walalkay waxba igama dhelayo wana isku astura sidee wax kayihin maxasa xukun u ah dadkaas bal arinkaa […]