Riyada biyaha laysku shubayo

Riyada biyaha laysku shubayo

Riyada biyaha laysku shubayo Riyada: ASC : Waxan Ku riyoday ayadoo aan la fadhiyo dad mid Ka mid ah ayaa biyo isku shubey asigoo dharkiisa xiran fadhiyona Anago dhama aan fadhino markan waydiiyay na waxu yiri hada ayay khalalaayaan biyahan oo quraxda aayaa AAD u kulul Anna waan isku shubey in yar anoo islaha hada […]

Waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo.

Waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo.

Su’aasha: ASC waxan Ku riyooday anigoo buste hugsan oo lugenayo. Jawaabta: Riyada huwashada bustaha waa guur soo dhow maxaayeelay guurka wuxuu kuu keenaan dugaal waana asturaad waliba guur oo nimco badan wata ayuu noqonayaa inshaa Allaah. Socodkana waa shaqada aad ku jirto iyo dadaalka weyn aad hayso. Guud ahaan riyada waa riyo khayr badan wadata […]

Riyada nin dhagax igula soo ordaayo

Riyada nin dhagax igula soo ordaayo

Su’aasha: Waan ku salaamay Waxaan xaley ku riyooday anoo meel wado maraayo ayaa waxaan ag maraayey meel niman tubiista ah wax ku dhajinayaan markaasaa xarig ay dhulka dhigeen ku turunturooday anna intaan xanaaqay baan dhagax yar soo qabsaday si aan iskaga baaciyo ragan jidka wax ii dhigay markaasa mid ka mida kuwii jidka wax ku […]

Riyada qof aabe gaari la saaran iyo dilka eeyaha

Riyada qof aabe gaari la saaran iyo dilka eeyaha

Su’aasha: Xaley waxaan ku riyoodey waxa waaye aniga oo Aabo iyo walaalkey iga weyn isla socono gaari bas ah kor kasaaranahay dhamaanteen aniga iyo aabo iyo walalkey Marka aabo midig ayuu iga xigey anigaa kusoo xigey anigane waxaa igu soo xigey quf kale oo aanan aqoonin qufka kale ee aanan aqooni asigane waxaa kusii xiga […]

Sida loo adeegsado ereyada IN iyo ON iyo AT ee Afka English

Sida loo adeegsado ereyada IN iyo ON iyo AT ee Afka English

Naxwaha afka ingiriiska waa sahlan yahay marka loo eego naxwaha afka carabiga. Barashada naxwaha waa muhim qofka marka uu barto ereyo badan wuxuu u baahan in laysku xiro oo marka hadalka uu noqdo mid sax ah. Waxaa jira ereyo muhim ah afka ingariiska oo isku xiraya hadalka waxaa ka mid ah ereyada (IN, ON, AT) […]

Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Soonka nadarka ama shardiga iyo towbada

Su’aasha: ASC will aya iguyiri siigada aan joojina isbuuc kasta laba maalin aan ka soono aniga wan kacudur dartay Soonka sharciga ah kadib salada casar ayan aday anigoo salaada kujira aya waxa igu so dhacday 1 Million soon hadad Dib dambe usiigeysato masajidka wan joogi wayay wana soocararay Soonka ma igu lazimay Madama aysan suurtagal […]

Riyada boorash oo saaxiibka lala cunayo

Riyada boorash oo saaxiibka lala cunayo

Su’aasha: Asc wllo waxan xalay ku riiyooday aniga iyo wiil aan saxiibo nahay oo mar aan wada daganeeen aan u imaaday asaga oo boorash aad u macan karinaya kadib waan la cunay macanka boorashka markan jeclaaday baan iibsaday laba bakad oo boorash ah si aan u karsada. maxay noqon kartaa fasiirkeeda. Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa […]