Biyaha ninka haday naagta kasoo daataan uur ma qaadi kartaa

Biyaha ninka haday naagta kasoo daataan uur ma qaadi kartaa Su’aasha: scw dhib ayaa i haysta dhowr sano ayan xaas qabaa naagtayda wali uur ma qaadin markaan u galmoodo biyaha waxyar kadib way soo laabtaan biyaha inay kasoo noqdaan farjiga naagta wax caadi miyaa sidaas haday tahay uur ma qaadi karta. Jawaabta: Soo noqoshada manida […]
Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya

Filimada xunxun ayaan ku laabtay ila taliya Su’aasha: Filimada xuma Aya kulabtay anigo siigada iyo filimada ba joojiyay bishi October ee sanadki tagay shalay iyo maanta Ayan aad udawaday dumarka siigaysana marka mana siigeysan alx wanse kacabsi qaba Hadi dawashada siwado inan siigeysto Maxa igula talin laheyd. Jawaabta: Daawashada filimada xunxun waa dambi aad u […]
Finka kasoo baxa barida waxa keeno iyo daawada

Finka kasoo baxa barida waxa keeno iyo daawada Su’aasha: Asc wan kusalamay wll inta kadib Suashaydu waa maxay finka kasobaxa barida ama miskaha ee afka hore dhacinka leh inta agagarkana barar iyo casan noqonayso Waxa sababa iyo dawadisa raba Mahadsanid wll Jawaabta: Finka ama nabraha guud ahaan waxaa keeno sababo badan waxaa ka mid ah […]
Walwalka iyo fikirka badan dareenka miyay yareeyaan

Walwalka iyo fikirka badan dareenka miyay yareeyaan Su’aasha: Walwalka Niyad-Jabka Streska Fikirka Badan Ninka Miyay Ukeenaan Inay Hoos Udhigaan Dareenkiisa Dabeeciga Ah Ama Hamadiisa Jawaabta: Waxaan shaki ka taagnayn fikirka badan iyo walwalka inuu ninka ama naagta ka yareeyo dareenka kacsiga, waxaa la mid ah wax kaste qalbiga kaa mashquuliyo cabsi ama xanuun ama fikir […]
Qisti hindiga waxa uu u taro caafimaadka jirka

Qisti hindiga waxa uu u taro caafimaadka jirka Su’aasha: scw qisti hindiga muxuu daawo u yahay fadlan waxaan idinka rabaa faahfaahin dheeraad ah. Jawaabta: Geed qisti al hindi oo carabiga la dhaho القسط الهندي ingiriiskana (Saussurea costus) Qisti hndiga waxaa laga keenaa dalka hindi gaar ahaan Kashmiir sidoo kale Shiinaha carabiga wuxuu leeyahay dhowr […]
Gabar haday ku riyooto dayaxa oo dhulka usoo dhow

Su’aasha: scw waxaan rabaa in la ii fasiro riyada dayaxa oo iftiimaya oo aad moodo inuuu dhulka usoo dhow yahay, daxaya muxuu noqonaa fasirkiisa Jawaabta: Daxayaha ama bisha guud ahaan waxaa lagu fasiraa darajo sare qofka inuu helayo, waxaa kaloo riyada ay tusinaysaa qofka inuu xaalkiisa ficnaanayo oo uu sameyn doono camal suuban, waxaa kaloo […]
Malabka boqorada shinida oo raga dareenkooda xoojiya

Malabka boqorada shinida oo raga dareenkooda xoojiya Su’aasha: scw walal muxuu yahay malabka boqorada shinida muxuu u taraa jikra xaga galmada iyo caafimaadka wuxuu kaga duwan yahay malabka caadiga. Jawaabta: Malabka boqoradda shinnida oo loo yaqaano afka carabiga العسل الملكي ama عسل ملكات النحل afka ingiriiskana la dhaho Royal Jelly waa malab cad oo u […]
