Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Su’aasha:

Waku salamay sxb markaan saaid u kacsado wxn moodaa in caloosha la iga haayo cml xaaladaasoo kale maxaa la dhihi karaa

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa
Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

Jawaabta:

Arrintan waxaa sabab u ah biyaha manida dhowr jeer aad isku celisay, qofka marka uu kacsado ama uu dareenkiisa kiciyo ama uu siigo sameeyo oon biyaha ka bixin, waxaa dhacaya wax la yiraado  “congestion ”    احتقان  taas oo ah biyaha oo fariista meelaha ay biyaha soo maraan, marka taas waxaa ka dhalanayso xalaad calool xanuun oo waliba soo darsanaya xanuunkaas marka uu qofka kacsado, taas waxaad kaga bixi kartaa inaad iska ilaaliso inaad iskiciso ama xubinkaaga si kas inaad u kiciso adoo raaxo ka raadinaya, haddii aad xaas leedahay taas oo kale waxaad ku daaweyn kartaa galmo dabiici ah, haddii kale waxay noqonaysaa inaad siigo ku dhacdo taasna dhib ayay kuu keenaysaa waad og tahay siigada dhibka ay u geysato raga.

Isha iyo jinka ma u keenaan qofka waswaas

This is due to the semen water you have repeated several times, when the person gets up or arouses his feelings or makes a constipation without going out of the water, there is something called “congestion” which is the water that flows through the water, when this is caused by a constipation of pain that also adds to the pain when the person gets up, You can get rid of this by avoiding masturbation or intentionally raising your limbs in search of pleasure, if you have a wife like this you can treat it with natural sex, otherwise it will be to fall into a consolence and that causes you problems you know the pain that masturbation causes men.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More