Ninkeyga iguma qanciyo sariirta maxaa xal ah
Su’aasha:
Waxaan ahay gabar 31 jir ah ninkeyga muddo ayaan is qabnaa oo garaysa afar sano, waxaan ku arkay sanadahan dambe inuusan kahelin raxada sarirta, aniga kaliya ayaa dalbanayo hadii anka amuso ima soo radsado wax kaste wan sameeyay si kaste wan isu qurxiyay, waxan ugu shakiyay naag kale inuu wado lakin markan baaray taas ma jirto,
wuxuu igu dhahaa jacaylka galmo kaliya ma aha wax kaste i weydii waan ku siinayaa laakin aniga kama helo galmada badan marka ila taliya maxaan sameyaa waxaan ka baqayaa inaan xuman galo waayo waxan ahay qof dareen badan leh mararka qaarki hordo maiga timaado habeenkii oo dhan waan soo jeedaa raga oo dhan sidas miyaa

Jawaabta:
Dadka way ku kala duwan yihiin dareenka galmada rag waxaa jira sida aad sheegtay ah iyo rag dareen badan oo u baahan habeen kaste, taas waxyaalo badan ayay u noqon kartaa.
Adiga ninkaaga hadduu meelaha kale ku fiican yahay, isku day inaad si wanaagsan ula hadasho oo aad ka dalbato wixii aad u baahan tahay, baahidaada u sheeg xishood idinma dhex yaalo, waxaa laga yabaa inay hayaan wax nafsi ah, wareyso waxa uu u diidayo raaxada sariirta, saaxiib ka dhigo ninkaaga, waligaaga haku fikirin inaad nin kale raadiso waayo sano marka aad gasho khasaaro aduun iyo akhiro ayaad lugaha la galaysaa, marka waxaa kaloo aad samayn kartaa ninkaaga inuu ku dadaalo malabka iyo saliid seytuun iyo loos iyo avokaado iyo kalluunka cuntooyinka raga kiciya ugu roonow niyadda u dhis is fahma, Ilaahay u baryi inuu kuusoo hagaago, wax kaste haddii Alle idmo wuu kuu toosi doonaa.
Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya

People are different in sexual feelings men there are as you said and more emotional men need every night, that can be a lot of things for them.
If your husband is good in other places, try to talk to him well and demand what you need, tell him your needs there is no shame among you, they may have something psychological, interview what he denies him the comfort of bed, make friends with your husband, never think about looking for another man because for years when you go into worldly loss you will go on your feet,
When you can also make your husband strive for honey and oil, and olive oil, and aloes, and fish, and fishes, foods that arouse men, and build up your mood and understand each other, pray that Allah will make you better, if Allah wills, He will guide you to everything.