Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa

Ninkayga sideen dareenkiisa u badiyaa

Su’aasha:

Walaal waxan ahay gabar guurka ku cusub waxan qaba su’aal oo la xiriirta gogosha, taso ah ninkayga ma aha raga xiiseeya raxada sariirta, waxan ku arkay inuu didayo anoo u bahan maxaa la dhihi karaa arintas ma jiran yahay, laga yabo bishi hal mar inu sameeyo marka aniga dhib ayan daremaya qofna uma shegin ilaa hadda marka aan is shukansanaynin wuxuu ila muuqaday inu yahay nin arimahas ka helo ila taliya maxan sameeyaa.

Ninkayga sideen dareenkiisa
Ninkayga sideen dareenkiisa

Jawaabta:

Walaal waxaa laga yaabaa inuu wax kale ku mashquulsan yahay ama murug ay hayso, waxaa aad u fiican inaad kala hadasho ninkaaga oo aad u sheegato baahidaada, waayo markaas waxaad siisay kalsooni buuxda waxaa laga yaabaa inuu runta kuu sheego, sidoo kale waxaa dhici karta inuu rabo qaabab gaar ah oo uu kaa xishoonayo, adigana laga yaabo aadan ogeyn, ninka iyo xaaskiisa waa inay is fahmaan, wax kaste way xallin karaan markay is fahmaan, marka isku  day inaad fahanto ninkaaga, way jiraan rag iska qabooban oo aan dareen badan lahayn, laakin waxaad ka dhihi kartaa nin mar kaste kuu baahan kara, cuntooyinka dareenka kiciya aad u samayn karaa, waan ka hadalnay webka ka dhex raadi.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More