Site icon Daruur درور

Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay

Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay

Su’aasha:

Walal wad ku mahadsan tihin webkan qimaha badan, waxan rabaa inaad ila talisan ninkayga waa nin fiican oo wanagsan oo dadka jecel laakin aniga igama helo sheekadayda kuma socnayso dumarka kale markuu la hadlayo farxad ayuu dareemaa mararka qaar hablaha wuxuu kula sheekaystaa whatsapp waxaan arkaa siduu uga helo sheekada dadka kale anigana markaan hadal ku furo wuu soo xirxiraa hadalka, waxaa kaloon ku arkay inuusan ka helin galmada waagii aan isku cusbayn aad buu u jeclaa raxada iyo istiinka hadda kama helo xitaa ma dhunkado  waxaan ugu shakisanahay inuu naago kale bartay oo mid kudaba sir uu ku qabo  maxaad igula talin lahaydeen ninkayga sideen u badali karaa jacaylka sideen ugu abuuri karaa fadlan jawaab.

Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay
Ninkayga sheekadan ayaan ku arkay

Jawaabta:

Marka hore soo dhowoow waadna ku mahadsan tahay webka soo booqashadiisa marka labaadna, waxaad ogaataa arimahan: raga waxay ka helaan in wanaag lagula dhaqmo oo la tixgaliyo  sidoo kale hadal macaan lagu soo jiito, dumarka hadalka soo jiita ayaana nimanka soo jiita hadalka wanaagsan qalbiga ayuu u roon yahay, naagta qurux kaste ay leedahay haddii ay tahay naag dhaqan xun ama kibir badan ama dhib badan ninka wuu nacaa, dumarka kale aad sheegayso ninkaaga waxaa laga yaabaa inuu kala kulmay hadal macaan amaan ah oo soo jiidasho leh oo adiga uu kaa waayay, waxaan ku leenahay ninkaaga gacantaada ayuu ku jiraa maadaama aad xalaal isku qabtaan hadalka kusoo jiido daacadna u noqo wanaagna kula dhaqan dadkiisana ixtiraam markuu arimahaas kaa arko wuu ku jeclaanaa, arinta sariirta waxay ku xiran tahay qalbiga, ninka markuu naagta jecel yahay wuu ka helaa inuu la raaxaysto sidoo kale galmada jacaylka ayay ku xiran tahay waxaan ka wadnaa galmada raaxada iyo macaanka leh oo la dhihi karo waa galmo sax ah, haddii kale galmada maslaxad ayay noqonaysaa sida haweenka dhilooyinka oo lacag ku raadiya aan raaxo ka raadinin, naagta dhilada waxaa lagu gartaa galmada ayay u gashaa dhuun marka ma aha labada qof is qaba sidaas inay iskula dhaqmaan, guurka xalaalka ah gaabsi wuu ka soocan yahay.

Ninka imisa jeer ayuu awoodaa mar kaste biyaha maka imaan karaan

First of all welcome and thank you for visiting the web and secondly, you know these things: men find that they are treated well and respected as well as attracted to sweet words, women who are attracted to speech are attracted to men and good words are good for the heart, every woman who has any beauty whether she is a woman of bad manners or arrogance or a lot of trouble the man hates, Other women you say your husband may have experienced a sweet and pleasant and attractive word that he has missed from you, we say your husband is in your hand because you are legal to hold each other’s words and be honest and be honest and treat them well and respect his people when he sees you in these matters he loves you, the issue of bed depends on the heart, When a man loves a woman he gets to have fun with her also the sex of love depends on what we want from the pleasure and sweet sex which can be said to be the right sex, otherwise sex becomes a problem like women who seek money and do not seek pleasure, the woman who is sexually active is characterized by sex she goes into the throat when it is not the two married people so to behave with each other, Legal marriage is separated from shortness.

Exit mobile version