Ninkayga qolka ma ila seexdo taas maxaa keeno
Su’aasha:
scw bahda darur ninkayga qolka ma ila seexdo wuxuu ka helaa inuu qol kale seexdo wuxuu u imaana kaliya galmada markuu dhamaysto qolkiisa ayuu aadaa, anigana waxaan rabaa inuu iala hurdo taas maxaa keeno nimanka inaysan naagahooda hal qol aan la seexanin.
