Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno

Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno

Su’aasha:

Asc walal wad ku mahadsantihin adeega bulshada uhaysan we cafimad iyo diinba leh suashan qaba waxay tahay ninkyga marka aan wada raxaysanayno mararbadan ayu geedkisu damaya anigo sifican ula raxaysanaya marka maxaa keeni karo asc.

Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno
Ninkayga geedkiisa wuu dama xiliga sariirta maxaa keeno

Jawaabta:

Waxaa keeni kara arrintaas sababo badan waxaa ka mid ah sabab nafsi ah, qofka marka uu wax ka fikirayo ama wax uu ka walwalsan yahay way dhacdaa, sidoo kale waxaa laga yaabaa in aad ka daasheen qaabka aad samaynaysaan, marka qaabka baddala is fahama sheekaysta jacaylkiina cusboonaysiiya, niyadda u dhis ninkaaga, sidoo kale ku dadaal inaad siiso cuntada dareenka raga kor u qaadda waxaa ka mid ah kaluunka iyo saliid macsarada iyo saliid seytuunka iyo looska iyo caanaha iyo qudaarta noocyadeeda kala duwan.

 

Maxaa keeno taranka raga marka oo dansan yahay inuu Hoos u noqdo

 

Zinc rich foods for the health body

Meats
Meat of all kinds is one of the most important sources of zinc, which provides the body with most of its daily needs,
Oysters
The types of shellfish vary and vary in the amount of zinc available in them, but in general they are one of the most important sources of zinc, and this applies significantly to other fish products rich in omega-3, zinc and other minerals important to the body,
Pulses
Legumes vary in their content of zinc and other minerals, but they are important sources, so they can be relied upon for vegetarian adherents.
Seeds
Seeds are easy to add to a variety of foods, and are generally rich in essential nutrients, including zinc.
Nuts
Nuts are multi-beneficial nutrients that contain a large number of nutrients, triglycerides and minerals, including zinc.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More