Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

The man who abuse always to his wife

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

Su’aasha:

waxaan rabaa inaan ogaado arrin muhih ii ah waqtiga xadirka, ninka marka uu mar kaste xaaskiisa aflagaadynayo maxaa la dhihi karaa waliba si xun ayuu u aflagaadeeyaa oo aan loo adkaysan karin xataa mararka qaarkooda iyo la joogto dumar kale oo deris ama qaraaba ah. wuxuu dhahaa aniga waan ku jeclahay mararka qaarkooda hadal macaan ayaa kasoo fulo laakin ma badna sideen ula dhaqmaaninkaas ila taliya.

Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay
Ninka aflagaada badan xaaskiisa ma jecel yahay

Jawaabta:

qof xaaskiisa aflagaadaynaya ma aha qof wanaagsan waayo guud ahaan ma aha in qof la aflagaadeeyo siiba qofkaas marka uu yahay qof aan ku dulminin, maxaad u malaynaysaa naag xaaskaaga ah oo caruur kuu dhali karto ama kuuba hayso, marka waxaan ku dhihi lahaa ninkaan si wanaagsan ula hadal una sheeg waxa uu ku kacayo inuu yahay wax xun oo diinta aan oggolayn, isku day inaad dhaqankiisa si aayar ah aad u baddasho, marka haddii sidaas uu ku hagaagi waayo u bandhig waalidkaaga si arrinkaas loo xalliyo.

Ninka xaaskiisu inay ku qanacsan tahay sidee buu ku ogaan karaa

A person who insults his wife is not a good person because it is not generally necessary to insult someone except that person when he is a person who does not oppress you, what do you think of your wife’s wife who can have children for you or have a child, when I would say to this man speak well and tell him what he is up to is a bad thing and not allowed by religion, Try to slowly change his culture, when if he doesn’t improve that way, show it to your parents so that that issue can be resolved.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More