Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa

Su’aasha:

Walaal hadii aan qof injection siiyo gaar ahaan qof rag ah oo farahaygu gaadhaan qayb jidhkiisa(badhida) kamid ah waysadaydii ma jabtay?

Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa
Nin rag anoo duraayo haddaan barida ka taabto weysada ma iga jabaysaa

Jawaabta:

Weysada kaama jabayso qofka markaad dureyso hadday gacantaada gaarto barida, kaliya waxay kaa jabaysaa marka aad ka taabato xubnaha xasaasiga ah oo ah xubinta taranka iyo wareega afka futada, laakin barida iyo dhabarka iyo cajiraha dhamaan waysada kaama jabin karaan.

You might also like
1 Comment
  1. Dad qaraxyo fulin rabay oo keydkoodi la galay
    Armaan says

    Jazaakalllahu khayran akhii

Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More