Nafteyda ayaan liidaa qaraabadana waa nacay
Su’aasha:
Niyow nafteyda waxay igu shekeyneysa inan ahay qof liito Oo daaciif dadkana Ay Ka aminsanyihiin mid doqoon ah oo liita sababto miyiga Ayan kudashay hooyana WA ay dimatay anigo yar marka magalada Ayan imaday abo dadka wuxuu ugushekeya inan ahy mid qoolo mabadar ah oo dhadhaan ah oo waxbo laguu haleysan Karin hadana mid walakey ah Ayan ku iri shaqo isii kulaha Oo miyad shaqeysan karta mid hada aan lajoogo Oo walashay ah markan wax waydiyo waxay idhahdaa WA Mel heblayo Mel layirahdo adigu carada makala taqanidee waxaan dareemay inan aad iyaseyso hada qaraabada dhanba wanacay ruunti.
![Nafteyda ayaan liidaa qaraabadana waa nacay](https://daruur.com//wp-content/uploads/Nafteyda-ayaan-liidaa-qaraabadana-waa-nacay.jpg)