Nafaqo la’aan siigada ma ugasoo kabsan karaa
Su’aasha:
Sanadkii Sadexaad Ee Kaysdsanka Ayaan Galay Wax Nafaqo Ahna Maan Samayn Waayo Nafaqo Ma Awoodi Walina Isbadal La Taaban Karo Ma Hayo Talo Iziii Dr Mahadsanid.

Jawaabta:
Ka har siigada xataa adoon nafaqo haysanin cuntada caadiga ayaa wax kuu tarayso kaliya ka fogow siigada ha u laabanin.