Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa

Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa

Su’aasha:

Hadi aan kuhadlo nadar soconayo inta noolashada ka dhiman tuusale isbuuc kasto wa in aan quraanka dhameeyo wana awoodi wayay hadi aan dhameyn wayo marka oo aan kufashilmo inan quraanka dhameeyo 3 bari ayan soomi
That means isbuuc kasto 3 bari aya wajibaya Tana wa wax awoodo kabaxsan hadalkeeda hal kafaro miyay kaga filan tahay madama Rasuulka scw yiri كفاره الندر كفارة اليمين
In madahibta qar sida qaban maxa kajiro

Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa
Nadarka ku xiran inta noloshaada ka dhiman siduu ku dhacaa

Jawaabta:

Haddii aad sidaas sameyso hal kafaaro ayaa kugu filan halkaas mar aad hadalka ku hadashay ayayna u tahay kafaaro, haddii mar kale aad ku hadasho sidaas oo kale iyadana kafaaro ayay noqonaysaa hal mar, laakin ma noqonayso sida aad u malaynayso isbuuc kaste in lagaa rabo, waayo taas waxay khilaafsan tahay qaacidada taysiirka diinta.

Waxaa laga fahmayaa hadalkaaga inuu ku hayo waswaas marka waxaa kuu fiican inaad la dagaallanto waswaaska intaad isku mashquulin lahayd nadarka, waayo shakiga iyo waswaaska noloshaada ciriiri ayay galinayaan.

Shardi adag qofkii galo oo gudi waayo maxaa laga rabaa

If you do so, one atonement is enough for you there once you have spoken the word and it is an atonement for it. If you speak the same again, it will also be an atonement once, but it will not be as you think every week that you are required to be required, for that is contrary to the religious principle.

It is understood that your speech keeps you whispering when it is better for you to fight the whispering than to engage yourself in the nadir, for the doubts and whispers of your life make your life miserable.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More