Nadarka diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku weydiinaya ma soomi kara sida ay amurahayga igu toosan alle dartii inan u sooma raba culus badan ii haysti muddo bil inan sooma raba soonka Nadarka diinta maxay ka qabtaa.

Nadarka diinta maxay ka qabtaa
Nadarka diinta maxay ka qabtaa

Jawaabta:

Camalka suuban Alle waa loogu dhowaan karaa sida salaadda soonka sakada sadaqada iwm.

nadarka waa wax sharciyaysan oo diinta ay banneysay, laakin  nadarka waa laga fiican yahay, qofka waxaa fiican inuu toos u sameeyo camalka markaas Alle baryo oo weydiisto wixii uu u baahan yahay, laakin nadarka waa dhaqanka dadka bakhaylka ah.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More