Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha

Su’aasha:

Bahda daruur salab kadib waxaa iiga soo baxay madaxa guska nabto yaryar oo gududan sidoo kale laba xaniinyood maqaarkooda cuncun daran ayan ka dareemaa inaan xoqo ayan rabaa waan ku raxaystaa xoqida wax wasmo ah manan samynin nabrahaas maxaa la dhihi kara?.

Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha
Nabraha yaryar kasoo baxo geedka madixiisa iyo qooraha

Jawaabta:

Nabraha sababo badan ayaa keeni kara waxaa laga yaabaa kulayka inuu keenay qofka marka uu xirto kastuumo ciriiri ah oo muddo badan uu xirnaado oo wasakh ay noqoto nabro  ayay u keeni kartaa.

Waxaa kaloo ay ka imaan karaan finanka jirro gudaha la xiriirta ama xasaasiyad cunto.

Waxaa kugu habboon inaad dhakhtar u tagto si loo baaro waxa ay yihiin nabrahaas.

Daawada waxaa la heli karaa markii la ogaado sababta keentay, Iska ilaali inaad daawo la cabbayo u adeegsato adoon ogaanin waxa ay yihiin.

Kaliya hadda waxaad ku nadiifin kartaa biyo qandac oo cusbo ama milix lagu daray, cusbada waxay dishaa bakteeriyada.

Siigada qofka aydhis ma u keentaa

The wounds can cause many reasons. It may be caused by the boiling wounds caused by the person when they wear a clot that they wear for a long time and become dirty. It can cause scars.

It can also come from acne related to internal illnesses or food allergies.

You should see a doctor to examine what those scars are.

Medication is available once the cause is known, Avoid using a medication to drink without knowing what they are.

Only now can you clean with boiling water with added salt or vinegar, salt kills bacteria.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More