Nabar ayaa xubinta taranka igaga soo baxay daawadee u fiican

Su’aasha:

nabar ayaa igaga yaala salka gedka meesha caloosha xigta waana soo kuusan yahay meeshana way bararsan tahay halis miyaa mise waa nabar dabiici ah maxaan ku daaweyn karaa

Nabar ayaa xubinta taranka igaga soo baxay daawadee u fiican
Nabar ayaa xubinta taranka igaga soo baxay daawadee u fiican

Jawaabta:

Nabar ama fin oo caadi ah inuu yahay ayay u badan tahay oo ka dhashay xasaasiyad ama dhididka iyo kulaylka meesha, wuxuu halis yahay haddii uusan raysanaynin ama mar kaste uu soo noqnoqonayo, hadda waxaad marin kartaa bomaatooyinka nabraha loogu talagalay sida bomaatada Elica M Cream iyo kuwa la mid ah, maalin kaste labo jeer ayaad marinaysaa ilaa 7 maalmood waxaad marinaysaa subaxdii iyo habeenkii.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More