Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha

Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha

Su’aasha:

scw naagta uurka leh xaamilada ah foorarka dhib ma u keenaa ninkeeda markuu galmo la sameynayo

Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha
Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha

Jawaabta:

Galmada guud ahaan dhib uma keento naagta haddii ay tahay mooyee naag ilmaha kasoo halaabi jireen, qaabka ugu fiican waa qaabka jiifka dhinaca ah si caloosha aysan wax u gaarin, laakin foorarka waxaa dhici karto caloosha inay isku soo laabanto oo ilmaha ay dhib soo gaaro haddii uu yahay qaab joog mooyee, oo caloosha aan isku soo laabmaynin, waxaana fiican usbuuci hal jeer inuu ninka sameeyo galmada marka naagtiisa ay uur leedahay.

 

Maxaa sababa ruuxa dumarka ah inay qaaddo uur mintaano ah

Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa

Sex generally does not cause harm to a woman unless she is a woman who has had a miscarriage.

The best position is lying on her side so that the stomach is not affected, but lying on her back can cause the stomach to contract and harm the baby, unless the position is upright, where the stomach does not contract. It is best for a man to have sex once a week when his wife is pregnant.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More