Naag uur leh oo dhalaysa gabar qurux badan Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Aug 6, 2021 677 0 Su’aasha: scw bahda daruur gabar uur leh haday ku riyooto iyadoo dhalayso gabar qurux badan riyadaas maxaa lagu fasiraa gabadhana ay tahay cad oo timo dheer leh? Naag uur leh oo dhalaysa gabar qurux badan Jawaabta: Riyada waa khayr iyo bishaaro, waxay tilmaamaysaa inaad ku noolaan doonto farxad oo uurka uu ku dhamaan doono wanaag dhalmada gabadha quruxda badan waa wanaag iyo farxad reerka imaan doonto waa riyo aad u fiican inshaa Allaah si fudud ayaad ku dhali doontaa. Riyada DhalmadaRiyada Dhalmada Gabadha 0 677 Share