Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya

Problems of love outside marriage

Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya

Su’aasha:

mudo sanad laga joogo waxan Facebook ka bartay naag la qabo waxayna jirtaa soddon sano oo kale waxay leedahay afar caruur

iyadan aad ayay ii jeceshay maalin kaste waan isla xirirnaa waxaan u gala camera sheeko caadi ayan ka sheekaysaa kama sheekyso sheeko kacsi ama galmo maxan sameya ila taliya.

Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya
Naag la qabo ayaa jacayl iisoo bandhigtay ila taliya

Jawaabta:

Naag la qabo yaa kuu baneeyay  inaad shukaansato marka hore?

Sheeko iskaba daayee waa xaaraan in la guursado naag la qabo sidoo kale in guur loo bandhigo ama la shukaansado, xitaa iska daayee naag la qabo naag lasoo furay oo ciddadeeda aan dhamaanin guur looma bandhigi karo.

Teeda kale jacaylka aad sheegeyso waa jacayl xaaraan lagu dhisay, maxaad ka rabtaa naag nin leh yaa kugu yiri gurigeeda kasoo dumi.

Jacaylkaas aad dareemayso waa wax shaydaan kugu akhriyay, haddii aad tahay nin toosan ka fogow naagtaas mar kale ha la hadlin,

haddii kale halis ayaad galaysaa sino ayaad ku dhacaysaa, naagaha la qabo oo xunxun ayay ka mid tahay naagtaas,

waayo iyadoo xaas ah ayay kuu sheekaynaysaa kacayl ayay kuusoo bandhigaysaa,

haddii ay ninkaas iska soo furto oo aad guursato, sidaas oo kale ayay kugu sameynaysaa waayo waa naag akhlaaq aan lahayn,

waxay u badan tahay marka hore ayay rag badan soo shukaansatay oo lana soo raaxaysatay,

naagaha la qabo oo la shukaansado waa hore yay khalad kusoo jireen wayna xun yihiin,

dumarka marka la guurasdo waxaa laga rabaa inay noqdaan naago garanayo xaqa Ilaahay dusha ka saaray xagga ninkooda iyo aklhlaaqdooda,

gabar oo markay yarayd suuqa ku jirtay oo lasoo guursaday weeye naagtaas ka fogow,

naagta dhilada calaamadaha lagu garto ayay ka mid tahay iyadoo nin qabo ayay nin kale shukaansi ula tagtaa

sidoo kale hadalo been ah oo jacayl ay ka dhigayso, waa astaamaha naagaha dhilooyinka ah,

marka ninyahow adiga naagtaada ma rabi lahayd inay nin kale la sheekaysato adoon ogeyn,

marka sideed u ogolaanaysaa naagtan inaad la hadasho, sidoo kale sinada waa amaah,

haddii aad naagtaas xumaan ku samayso waxaa laga gudaa familkaaga ee iska jir.

 

Sida loo weyneeyo xubinta ninka iyo sababaha yareeya

 

Who allowed you to date a married woman in the first place?

Let alone a story, it is forbidden to marry a married woman and also to offer marriage or dating,

even to let alone a married woman who is married to a divorced woman whose marriage cannot be presented to those who do not end up.

The other love which you say is love that is built unlawfully.

What do you want of a woman who has a husband, who has told you to tear down her house?

That love which thou feelest is something that the devil hath read unto thee:

if thou be a straight man, depart from that woman, speak not again: or else thou shalt be in danger,

thou shalt fall into fornication: thou shalt be of that woman of the married, which is evil:

for she shall tell thee in her wife, and shall shew thee a resurrection:

if she redeem herself from that man, and thou shalt marry him:

She will do the same to you because she is a woman without morals,

it is likely that she has dated many men first and enjoyed herself,

married and dating women are already wrong and they are bad,

when women are married they are required to be women who know the truth that Allah has placed on their husband and their husbands.

A young woman, who was in the market, and was married to that woman,

stay away from that woman. She is one of the signs of a prostitute, being married to a man,

and she goes to date another man, and also makes false statements of love.

These are the characteristics of prostitutes. When you, O man, your wife would not want to talk to another man,

unless you know it. When how do you allow this woman to talk to her, also for adultery is a loan,

if you do evil to that woman you will be circumcised from your family so beware.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More