Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa iyo walaalkiisa

Saciid Mustafa oo 13 jir wuxuu ku dhaawacmaday weerarka masjidka New Zealand

Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa
Mustafa oo ka qaybgalay aaska Aabbihiisa

wuu diiday inuu isbitaalka joogo wuxuu dalbaday in la geeyo najaasadda walaalkiisa iyo aabbihiisa siduu ugu qaybgali lahaa aaskooda, walaalkiisa Xamsa Saciid 15 jir iyo Abbhiisa 44 jir oo ku geeriyooday weerarka New Zealand.

 

Familkiisa waxay New Zealand joogeen hal sano kaliya waxayna ka mid ahayen dadkii kasoo cararay dagaal  sokeeyaha dalka Suuriya
Ilaahay ha u naxariisto muslimiinta lagu laayay meesha.

waa mowqif mudan in la xuso marwalba.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More