Murugada waxa keena iyo daawada dhabta ah

Su’aasha:

Murugada joogtada ah Oo ruuxa wax ukamurugona usan garaneynin maxaa sababi kara lakin waswaas ayaan qabaa.

Murugada waxa keena iyo daawada dhabta ah
Murugada waxa keena iyo daawada dhabta ah

Jawaabta:

Murugta iyo walwalka inta badan waxay ka dhashaan falka qaldan qofka uu sameeyo fal uusan ku qanacsanayn, laakin haddii aysan jirin falal uu sameeyay oo qaldan waswaaska ayay u noqonayaan arrimahaas.

Qofka waxaa la rabaa inuu Ilaahay ku kalsoonaado kaddib go’aan adag la haado waxa ugu fiican daawo u ah waa imaanka iyo salaadda iyo ku xirnaanta Alle, qofka marka uu Alle xusayo oo uu og yahay in maalin kale ay jirto oo Alle la hortagayo adduunkanna uusan qiimo lahayn walwalka wuu ka yaraanaa.

Xuska Alle badso nabigana (SCW) in badan ku salli marka waxaa lagaa rabaa inaad noloshaada si caadi ah u wadato wax kaste qaldan ka dheerow, maxaayeelay naftaada ayuu dhib iyo dhaawac u keenayaa.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More