Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka
Muna Kay maxay ku lahayd dalka Maraykanka
Muna Kay waxay ahayd inatysan siyaasadda Soo galin qof fashion caan ku ah, waxay ku lahayd dalka maraykanka meelo ganacsi oo dharka laga iibiyo.

waxay noqotay xildhibaan waxay ku biirtay baarlamaanka soomaaliyeed, Muna Kay ma ahayn mucaarad, laakin marka ay waxyaalo qaar kasoo horjeesatay ayaa loo arkay inay tahay ku tahay dowladda soomaaliya mucaarad.
mushkilada ku dhacday ayaa waxay keentay inay Muno Kay ay video soo duubto iyadoo ka hadlaysa xukuumadda soomaaliyeed iyo sida iyada iyo walaasheeda loo galay.
si kastaba ha ahaatee Muna Kay waa gabar soomaaliyeed oo xildhibaan ah.
Teeda kale waxaa ku jira baarlamaanka soomaaliyeed dumar badan, taas oo waagii hore aysan sidaas ahayn, waxaad dareemi kartaa haweenka soomaaliyeed inay siyaasada meel weyn kasoo galeen, taasna waxaa sabab u ah inta badan marka raga qaarkoodii ay noqon waayeen rag mus’uuliyad qaadi karo.
marka qurbaha la tagay rag badan ayaa waxay fariisteen makhaayadaha qaarna qaadka ayay ka dhigteen xaaskii labad, gurigiisa ayuu dayacay markaas ayuu rabaa lacagta cayrta inuu isaga xukumo, meeshii ayaa waxaa ka dhacay isfahan la’aan, naagta oo lacag dowladda ka qaadato iyadoo ninkii ka waysay wixii laga rabay mus’uuliyadda guriga. markaas ayay ogaatay inuu yahay ninkan nin fashilan.
dumar badan ayaa guur kasoo doontay africa marka ay iska soo fureen ragooda taas ayaa waxay keentay inay naago badan dareemaan raga soomaaliyeed inaysan ahayn rag masuuliyad qaadi karo. taas ayaa caqabo ku noqoaty maanya guurka daacadka ah waxayna keentay inuu furiinka bato.

Muna Kay was before politics Bring in a well-known fashion person, she had businesses in the country selling clothes.
She became a member of parliament and joined the Somali parliament. Muna Kay was not an opposition, but when she opposed some things, she was seen as an opposition to the Somali government.
The problem caused Muno Kay to record a video of her talking about the Somali government and how she and her sister were treated.
however Muna Kay is a Somali girl MP.

On the other hand, there are many women in the Somali parliament, which in the past was not the case. You can feel that Somali women have entered politics in a big way, which is because most of the time when some men are not men who can take responsibility.
When the offerings were left, many men went to the restaurants and some of them made the food for the wife of two, he abandoned his house and then he wants the naked money to judge him, where there was a lack of understanding, the woman who took money from the government while the man lost what was required of the house. then she realized that this was a man of failure.
Many women sought marriage from Africa when they divorced their husbands and this led many women to feel that Somali men are not responsible men. This became an obstacle to the honest marriage and led to the divorce.